Goobta ka hortagida xagjirid xoogsheegashada

Goobta ka hortagida xagjirid xoogsheegashada[Center mot våldsbejakande extremism] (CVE) hoowshooda gacanta koowada waa ka hortagida ficilada dambiyada oo xagjirida ah. Anaga waxaa culuseyska saare iyo horumarin howsha ka hortagida xagjirida iyo faafin aqoon iyo isku dabarida howsha heer qaran, gobal iyo degmada. Anaga waxaa bixin kaalmeyn lagu waafajin degmada markas la caawin iyo waxbarasho siin dadka arrimahaan ku shaqo leh iyo abuuri fursado in howsha ka hortagida si firfircooni loo suubiyo. Hadefka goobta baa ah in laga hortago xoogsheegashada ey sababta u yahiin dadka aaminsan fikradaha ka badbadiska ah oo bulshada lagu argagaxin.

La soo xiriir

Bostada: Center mot våldsbejakande extremism/Brottsförebyggande rådet

Box 1386

111 93 Stockholm.

Booqasho: Tegnérgatan 23, plan 2.

Telefon: +46 8 527 44 200

Mailka: info@cve.se

www.cve.se External link.

Maxaa laga wadaa xagjirid xoogsheegasho?

Iswiidhan waxaa ka jiro sharci oo qofk xoriyad usiin inuu waxa uu dooni ku fikiri karo, waxa uu dooni dhihi karo iyo fikrada uu dooni lahaan karo. Wadanka wuxuu leeyahay sharci dhigi in qofka xaq u leeyahay aragtidiisa, diintiisa iyo si nidaamsan isku abaabulikaro iyo raaci xeerarka dimuqraadiyada iyo qofkale xorriyadiisa aadan ka nusqaamin.

Waxaa jiro dad wado xagjirid iyo xoogsheegasho iyo aamiinsan fikrado diidan xuquuqda dimuqraadiyada ey ku dhisantahay. Dadka fikradahaan aamiinsan waxey u arkan iney sax tahay in si xoogsheegasho dadka kale xuquuqdooda lagu xad gudbo iyo loo diido xaq uu sharciga siiyay, iyo dad ku dhiirogalin iney xoog isticmaalan. Waxey ahaan karta in qof xoog isticmaalo, ama qofkale ku dhaho isticmaal iyo dhahaan xoogsheegasho iyo argagagismino waa arrin sax si loo gaaro guul siyaasadeed, oo dambi suubinta baa sax ah bey dhihi. Laakin waxaa dooneynaa inaa ku xasuusino iney jirto xoogsheegasho aanan isticmaaley wax dilid. Ayag waxey isticmaali xoogsheegasho maskaxiyan iyo ey faafin hanjabaad iyo nooc aanaan bannaaneen qofka go’aankiisa ku saameyeyaan.

Xagjirid xoogsheegashada waa dad u arko in xoogsheegasho ey sax tah, iyo dadka kale ku dhiirogalin ficilo xoogsheegaso oo hirgalinta fikradooda iyo u arkaan in dambi suubinta ey sax tahay. Sharciyan mabnuuc ma’ahan in qofka aamiinsantahay fikrado xagjirid xoogsheegasho. Laakin waxaa mabnuuc ah in aad dadkale xoog u sheegatid iyo ficilo dambi suubisid si aad fikradahooda uga celis oo fikrad adiga aamiinsantahay darteed.

Miyaa adiga tahay dhibbane oo dambi loo geystay?

Haddii adiga lagugu suubiyay dambi waa inaa sida ugu dhaqsaha badan dacwo soo gudbisid. Booliiska oo gobalka dambiga lagu suubiyay baa mas’uul ka ah arrinta dambiga.

Soo wacid dagdag

Haddii dambiga uu yahay mid hada la suubinooyo: soo wac 112! Haddii kale: soo wac 114 14 ama soo ogeysii xafiiska booliiska kuugu dhaw.